×

New Year special discount - 70% OFF

NUGVAD maxay u taagan tahay, maxayse qabataa?

NUGVAD waxay u taagan tahay Nugal Valley Development oo la soo gaabiyey. Nugal Valley Development waa urrur samafala oo ka hawlgala Dobolka Waqooyi Galbeed, gaar ahaan magaalada Lascaanood iyo nawaaxigeeda. NUGVAD waxaa la aasaasay Oktober 2008, waxaana lagu aasaasay cariga Ingiriiska, caasimaddiisa London. Waxaana aasaasay odagayaal, aqoon yahaniin iyo dhalinyaro ka soo jeeda Beesha Jaamac Siyaad oo ayagu ku nool waddanka Ingiriiska caasimaddiisa London.


MaxayAhaydUjeedada loo Aasaasay NUGVAD?

NUGVAD waxaaookeliya loo aasaasay wax u qabadkaiyohoru marinta degaanada Jaama cSiyaad. NUGVAD markiis idaasi loodhisay, ayaagudoomiy ewaxaa loo doortayXasanJaamac (Nageeye) ooisagu markaaa qoonbalaaran u lahaahog aamintaiyod hismaha Urrurada Samafalka ah. Nageey ewuxuu markiiba magacaabay gudidhex eoomaamul, oolehguda haIngirii skaiy odibadda (waddankii). Markiiba Nag eeyeiyo gudigisiib awaxay la xidhiid heengudigiijoogay Laascaanooo ay kacodsadeeninaykasoowarbixiyaanbaah idakajirtay deegaanada ay Beeshu degtoiyag oowali u kala hormarin ayasida ay dhibaatadu u kala culustahay. Gudiguwaxay markiib asooqoreen dhibaatadaBeeshuhaysataa ay aad u balaadhantahayooaysan NUGVAD dabooli Karin baahidaasi.

Lorem ipsum dolor sit ametconsetetur sadipscing elitr, sed diam nonumy eirmod tempor invidunt ut labore

Lorem ipsum dolor

Lorem ipsum dolor sit ametconsetetur sadipscing elitr, sed diam nonumy eirmod tempor invidunt ut labore

Lorem ipsum dolor2

Lorem ipsum dolor sit ametconsetetur sadipscing elitr, sed diam nonumy eirmod tempor invidunt ut labore

Lorem ipsum dolor3

Lorem ipsum dolor sit ametconsetetur sadipscing elitr, sed diam nonumy eirmod tempor invidunt ut labore

Lorem ipsum dolor4

Lorem ipsum dolor sit ametconsetetur sadipscing elitr, sed diam nonumy eirmod tempor invidunt ut labore

Lorem Ipsum lorem
lorem

Lorem ipsum dolor sit amet, consetetur sadipscing elitr, sed diam nonumy eirmod tempor invidunt ut labore et dolore magna aliquyam


Lorem Ipsum lorem2
lorem

Lorem ipsum dolor sit amet, consetetur sadipscing elitr, sed diam nonumy eirmod tempor invidunt ut labore et dolore magna aliquyam


Lorem Ipsum lorem3
lorem

Lorem ipsum dolor sit amet, consetetur sadipscing elitr, sed diam nonumy eirmod tempor invidunt ut labore et dolore magna aliquyam


© 2017 Barronfurniture. All Rights Reserved.